Afgooye(INO)- Kullan balaaran oo ay isugu yimaadeen aqoonyahano, Waxgarad,culumaau’diin iyo odayaal dhaqameedyo isla markaana dhamaantood ay kasoo jeedaan Beesha Galadi Ee degmada afgooye Gobolka Shabellaha Hoose ayaa maanta waxaa uu ka dhacay Degmada afgooye Ee Gobolka Shabellaha Hoose.
Kulanka ayaa diirada lagu saarayey xaalada guud ee ay ku sugan tahay degmada afgooye iyo guud ahaan siyaasada dalka. Gabagabdii kulanka ayaa waxaa ka soo baxay 9 qodob.
Qodobada waxa Warbaahinta u Aqriyey Ustaad Maxamed Injineerka.
Halkan Ka Daawo
Xafiiska Warqabadka Idale News Online, Baydhabo
Email: Idalenewsonline@gmail.com Baydhaba Janaay