Baydhabo(INO)- Ergada Beesha Xiif Mugaay ayaa Laga Saarey ka qiib galka Doorashada Kursiga 3aad Beesha 5ta Caleemood, Doorashadii oo dhacey isla markaana waxa ku guuleysatey Nadiifo Aaden Isaaq iyo Malaaq Siidow Maadow Muuse oo Baaq Direy Gudiga Doorahada Heer Federalka iyo UN-ka.
Home Idale Somali News Update Daawo: Ergada Beesha Xiif Mogaay Oo Laga Reebey Ka Qiib Galka Doorashada...