Baydhabo(INO)- Saraakiil katirsan Militeriga Soomaaliya iyo Maamulka Koofur Galbeed ayaa gaaray magaalada Qansax dheere ee gobolka Bay halkaas oo tababar loogu soo dhameeyay ciidamo Militeri ah.
Ciidamadan oo gaaraya 400 oo askari ayaa gaar unoqon doona Koofur Galbeed, waxaana loogu talagalay iney ka qeyb qaataan xoreynta deegaanada ay Shabaab gacanta ku hayaan sida ay sheegeen saraakiishii goobta ka hadashay.
Halkan Ka Daawo
Idale News Online, Qansaxdheere