Daawo: Ciidamada Kenya ee jooga Kismaayo oo bilaabey in ay dalkooda dib ugu noqdaan

0
201

Ciidamada Kenya ee gacanta siinaaya maamulka kmg ee Jubba ayaa bilaabey in dalka dib ugu noqdaan ka dib markii cadaadis uGu yimid xisbiga uGu weyn ee mucaaradka. In ka badan 150 askari oo muddo 3 sano joogay halkaas ayaa manta loo duuliyey dadlkooda Kenya, waxaana la filaayaa in bilowga sanadka 2015 tiro kale ay dib uGu noqon doonaan Kenya.
SOMALIA-UNREST-AFRICANUNION-BAIDOA
Idale News Online.