Baydhabo(INO)-Ciidamada Itoobiya Ee Ka Tirsan AMISOM ayaa Maanta Deeq isugujirta Cuno iyo yaambooyinka lagu qodo Beeraha ugu deeqay qar ka mid ah dadka degan xerooyinka Barakacyaasha Ee Magaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay.
Halkan Ka Dhageyso Codka Col. Fasah, Waxa Turjuma Wasiirka Warfaafinta KGS
Abshir Maxamed Nuur (Mandhera), Idale News Online, Baydhabo