Daawo: Booliska AMISOM iyo KGS Oo Si Wadajir Ah u Sugaya Amniga Baydhabo

0
218

Baydhabo(INO)- Tan iyo markii ay doorashada labada aqal ka bilaabatay caasimadda maamulka K/Galbeed ayaa waxaa magaaladaasi amnigeeda loo sugayay si xad dhaaf ah iyadoona ay arrintaasi ay si wadajir ah u fulinayeen booliska AMISOM iyo kan maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Ciidamada ayaa amniga xooggiisa waxa ay ka sugayeen duleedka magaalada, iyagoona baro kontrol ka sameysatay waddooyinka soo gala magaalada.

Mudadii ay soctay doorashada lagama soo sheegin magaalada Baydhabo wax amniraddo ah oo buuran, waxaana dhawaan halkaasi lagu soo gaban-gabeeyay doorashadii labada aqal ee deegaanadaasi.

Halkan Ka Daawo Sawiro