Cuqaal ka soo jeeda beesha Habar Gidir oo shir ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa fariin culus u dirtay gudoomiyaha Barlamaanka Soomaaliya kaasoo ay ugu sheegayaan in xildhibaanada beelaha Direed haddii kale ay iyagu talaabada ku haboon ay ka qaadayaan.
Daawo Nabadoonada Beesha Habar Gidir oo u goodinaaya Beelaha Direed isla markaasna Fariin u direy gudoomiyaha Barlamaanka si uu xanaasada xildhibaanimo looga xayuubiyo xubno uu magacaabeen.
Dagaalada ka socda gobolka Shabeelaha Hoose ee dhex maraaya beelaha Habar Gidir iyo Biyamaal ayaa gaarey in beelaha kale ee ay labadaasi dhinac heyb wadaagta yihiin ay qoloba qolada kale ay la soo safato, taasoo dhinacyadu kale ay hadalo kulkul oo xaalada Soomaaliya ka jirta uga sii daraysa.