Nabdoon, Mohamed Ali Xaaji Jeele, oo ka hadlaayay shir ay isku yimaadeen odayaasha dhaqanka ee Digil, ayaa sheegay mowqifkoodi ku aadan arimaha ka socda Gobolka Shabeelaha Hoose iyo kaalinta wasaarada arrimaha gudaha Somalia. Nabadoonka ayaa shirkii ay yeesheen beelaha digil iyo Mirifle oo ka dhacay mid ka mid ah hoteelada magaalada Muqdisho ku cadeeyay in gobolku yahay gobol ay leeyihiin beelo la yaqaan, aysan raalin ka noqon doonin in la dulmiyo dadka deegaanka, maamul aysan raali ka aheyn oo dusha looga keeno aqbali doonin.

Idale News Online