Gaadiidka isaga kala goosha magaalada Muqdisho gaar ahaan wadooyinka ugu muhiimsan sida ka aada Airport Muqdisho iyo ilaa KM4, wadada aada tarabuunka iyo kuwala kale ayaa la dhigey dhagaxyo difaac ah oo looga hortagaayo weerar argagixiso oo loo geyso baabuurta ciidamka AMISOM ee halkaasi mara. Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa u taag weysey inay joogjiso ama ka hortago weerarada ka dhaca magaalada Muqdisho ee loo geyso baabuurta iyo dhismayaasha muhiimka ee dowlada iyo kuwa kale ee hay’ada taasna ay kaliftey in wadooyin badan magaalada looga hortago gidaar wada dhexdeeda la dhigo oo weerarada gaadiidka xambaarsan walxaha qarxa .
Home Idale Somali News Update Daawo: AMISOM oo Wadooyinka Muhiimka ee Magaalada dhagaxaan ku gooyey cabsi ay...