Daawo: Beelaha Aw Digil iyo Biimaal Oo Diidey Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya

0
249

Muqdisho(INO)- Kulan weyne Maanta magaalada Muqdisho ay ku yeesheen waxgarad kasoo jeeda Gobolka Shabeelada hoose ayaa eedeyn xoogan loogu soo jeediyey Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya uu hogaamiyo Madaxweyne Shariif Xasan Sheekh Aadan.

Waxgaradkan oo kasoo kala jeeda Beelaha Aw Digil iyo Biimaal ayaa  Madaxweyne Shariif ku sheegay mid Dowladiisa uu ku dhisantahay, cadaalad daro, eex, musukh maasukh, kali talisnimo iyo arimo kale.

Waxaana ay sheegeen in ay ka mid aheyn Dowlada Koonfur galbeed Soomaaliya islamarkaana ay ka tashan doonaan aayahooda.

Halkan Ka Daawo

Idale News Online, Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here