Daawo Barnaamij TV Australia ka sameeyey Madaxweynaha Maamulka Puntland iyo Burcad Badeedka Soomaalida

0
183

Barnaamijka oo lagu magacaabay “Prisedent vs the Pirates”, waxaa looga sheekaynayaa Madaxweynaha Dowlada Puntland, Puntland waa maamulka ugu wayn soomaaliya oo si rasmi ah u jira, dowlada Puntland waxay guul ka gaartey ladagaalanka Argagixisada, waa Maamulkii ugu horeeyey ee la Dagaalama kooxa Xagjirka ah.

Madaxweyne Cabdullaahi Yusuf wuxuu ahaa hogaamiyihii u horeeyey ee la dagaalama kooxahaan hada isubadalay Al-shabaab, kuwasoo xiligaas la ogaa iney khatar ku yihiin jiritaanka Puntland.

piracy

Madaweyne Faroole iyo maamulkiisu waxay guul ka gaareen xakameynta Al-shabaab iyo ldagaalanka Burcad badeedka.

Barnaamijkaan waxaa Australiya laga daawan doonaa Bisha Decembar sanadkaan ee sii daawo intaan hordhaca ah.

Idale News Online