Daawo: Aas wayn oo maanta loo sameeyay Madaxweynihii Uzbekistan, Islam Karimov

0
188

Samarkand(INO)- Madaxweynihii Wadanka Uzbekistan, Islam Karimov, ayaa waxaa maanta aas ballaaran loogu sameeyay Magaalada Samarkand, oo ah goobtii uu ku soo barbaaray.

Maalmihii la soo dhaafay, ayaa waxaa la hadalhaayay geerida Madaxweynaha, balse Jimcihii ayay si rasmi ah Xukuumadda Tashkent ugu dhawaaqday geerida ku timid.

Meydka Islam Karimov, ayaa diyaarad looga qaaday Magaalada Caasimadda ah ee Tashkent, iyadoona lagu gaarsiiyay Magaaladii uu ku soo barbaaray.

Ra’iisal Wasaaraha Ruushka, Dmitry Medvedev, Madaxweynaha Afghanistan, Ashraf Ghani, Madaxweynaha Tajikistan, Imomali Rakhmon iyo xubno kale, ayaa ka qaybgalay aaska.

Islam Karimov oo 78 jir ahaa, ayaa dalkaasi soo xukumaayay 25 sano, iyadoo uu in muddo ah xanuunsanaayay, ka hor intii aan Jimcihii la shaacin geeridiisa.

Dowladda, ayaa waxay ku dhawaaqday saddex maalmood oo baroordiiq qaran ah oo loo samaynayo Madaxweynaha geeriyooday.

Samarkand Samarkand1

People stand along a road to pay the tribute to the memory of Uzbek late President Islam Karimov as a mourning motorcade drive by in Tashkent, Uzbekistan, September 3, 2016. REUTERS/Muhammadsharif Mamatkulov

Samarkand3 Samarkand4

People hold flowers as they gather along the road to watch the funeral procession of President Islam Karimov in Samarkand, Uzbekistan, Saturday, Sept. 3, 2016. Karimov has died of a stroke at age 78, the Uzbek government announced Friday. Karimov will be buried Saturday in the ancient city of Samarkand, his birthplace, the government said in a statement. (AP Photo)

People carry a coffin during a mourning ceremony following the death of Uzbek President Islam Karimov, in Registan Square in Samarkand, Uzbekistan, September 3, 2016. REUTERS/Stringer

Samarkand7 Samarkand8

People gather to attend a mourning ceremony following the death of Uzbek President Islam Karimov, in Registan Square in Samarkand, Uzbekistan, September 3, 2016. REUTERS/Stringer

People gather to attend a mourning ceremony following the death of Uzbek President Islam Karimov, in Registan Square in Samarkand, Uzbekistan, September 3, 2016. REUTERS/Stringer

Samarkand92 Samarkand93 Samarkand94

Russia's Prime Minister Dmitry Medvedev (2nd L), Afghanistan's President Ashraf Ghani (2nd R), Tajikistan's President Imomali Rakhmon (R) and other officials attend a memorial service before the funeral of Uzbek President Islam Karimov in Samarkand, Uzbekistan, September 3, 2016. Sputnik/Pool/Dmitry Astakhov/via REUTERS