Xudur(INO)- Ilaa 31 Ardey oo isugu jira gabdho iyo wiilal oo soo qaatay koorso 2 sano diploma Caafimaad ah ayaa maanta Xaflad qalin jebin ah loogu sameeyay magaalada Xuddur ee Gobolka Bakool.
Waxana xafladan goob joog ka ahaa oo ardada shahaadada ku doon siiyay Wasiir kuxigeenka wasaarada waxbarashada iyo Barbaarinta ee Dowlad Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Jibriil Maxamuud Aadan.
Ugu dambeyntii, Qalin-jebinta ardadani waxay ku soo beegmaysaa xilli baahiyaha caafimaad ee Degmada Xudur ay aad u kordhayso.