Ciidanka Kenya Oo Boorsooyinkooda Ka Qaadan Doona Gobalada Jubooyinka

0
251

kismaayo(INO)-Waxaa soo baxaya warar hoose oo sheegaya in ciidamada dowladda Kenya laga yaabo in ay dalka isaga baxaan, gaar ahaan gobalada Jubooyinka iyo Gedo, ka dib culeyso badan oo yimid.

amison

Xubnaha mucaaradka ah ee Kenya ayaa sheegay in dhibaatada wadankaasi ka jirta ay horseeday ka dib markii la dhayal saday digniinta Al-shabaab ee ahayd in aan Soomaaliya la gelin.

Waxa au sheegeen si shacabka Kenya looga nabad geliyo Al-shabaab in ay haboon tahay in ciidanka Kenya laga saaro Soomaaliya,

Culeyskaan iyo arintaan taagan ayaa la filaya in loo gudbiyo Baarlamaanka wadankaasi iyada oo go’aan lasoo saari doono.

Idale News Online, Kismaayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here