Muqdisho(INO) — Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta kasoo saaray Go’aan Mooshinkii laga keenay Madaxweynaha Somalia, iyagoo ku Sheegay Warbixin ay soo saareen in dhinacyada Mooshinka uu khuseeyo ay ogolaadeen in si wada-hadal ah lagu dhameeyo.
Sidoo kale, Warbixinta Guddoonka ayaa lagu xusay in laga billaabo maanta lasoo afjaray jirtaanka mooshinka loo gudbiyay baarlamaanka 12-kii August, 2015-ka; loona gudbiyay Marxalad Wadahadal ah.
Haddana; AKHRISO Go’aanka kasoo baxay Guddoonka Barlamaanka Soomaaliya;
Idale News Online, Muqdisho