Hargeysa(INO)— War qoraal ah oo ay si wada jir ah u soo saareen Salaadiinta, Waxgaradka iyo Siyaasiyiinta Gobolada Waqooyi (Somaliland) ayaa waxay ku diideen saami qeybsiga Kuraasta Aqalka sare, iyadoo cadeeyay in cadaalad darro ka jiro.
Siyaasiyiinta iyo salaadiinta ka soo jeeda Somaliland ayaa waxay sheegeen inay ka soo hor-jeedaan yihiin go’aanadii ka soo baxay Madasha 12-kii April ee ku xusnaa saami qeybsiga Aqalka sare, iyadoo aysan jirin cid u joogtay Madasha
Qoraalkan oo nuqul ka mid ah soo gaaray Jowhar.com ayaa waxaa ku saxiixnaa Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Maxamed Cumar Carte, Wasiiro ka tirsan Xukuumadda, Xildhibaanada iyo salaadiinta ka soo jeeda Somaliland.
Halkan hoose ka akhriso qoraalka:-