Afgooye(INO)-Wareegto uu soo Saaray Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa Maanta waxaa Xilal loogu magacaabay Masuuliyiin kasoo Jeeda Gobolka Shabeelada hoose.
Taliyaha Ciidanka Daraawiishta ee Dowladda Koofur Galbeed Soomaaliya waxaa Loo Magacaabay Col. Cabdullahi Cali Axmed Waafoow.
Taliye Ku xigeenka Ciidanka Nabad Sugidda ee Dowladda Koofur Galbeed Soomaaliya Waxaa Loo Magacaabay Col.Maxamed Sheekh Xuseen Maxamed Adeerey.
Hoos ka akhriso sida ay usoo baxday Wareegtada:
Halkan Ku Dhufo Taliye Ku Xigeena Nabad Sugid Ee Gobolka Shabellaha Hoose
Idale News Online, Xafiiska Afgooye