Dhageyso: Magacyadda Xubnaha Maamulada Degmooyinka Marka Iyo Afgooye Ee G/Sh/Hoose

0
322

Afgooye(INO)-Waxaa Maanta Lagu Dhawaaqey Maamulka Cusub Ee Degmooyinka Afgooye iyo MarkaCadey Ee Gobolka Shabellaha Hoose, Iyadoona Xafladaasi Uu Joogey Madaxweynaha Dowladda KG Soomaaliya  Mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan, Wasiiro Ka Tirsan Dowladiisa, Xubno Ka Socodey Dowlada Dhexe Ee Federalka Ee Soomaaliya, Saraakiisha Ciidanka KGS Ee Gobolka Shabellaha Hoose Iyo Odayaasha Dhaqanka Gobolkaasi.

Gudoomiyaasha

Afhayeenka Dowladda Koonfur galbeed Soomaaliya Mudane c/qaadir Cashar Nadaaradda Ayaa Ku dhawaaqey Magacyadda Maamuladda Cusub Ee Degmooyinka Marka iyo Afgooye Ee Gbolka Shabellaha hoose.

Magacyadda  Xubnaha Maamulka Cusub Ee Degmada MarkaCadey Ee Xarunta Gobolka Shabellaha Hoose.

________________________________________________________

  • Xasan Cumar Macali Gudoomiyaha Degmada Marka Dir/ Biimaal
  • Aamiin Maxamed Sheekh C/raxmaan, Gudoomiye Ku Xigeenka Maaliyada Ee Degmad Marka/Banaadir/12-ka Koofi/ Gibil Cad
  • Siidow Xasan Arbow,Ku Xigeenka Amniga Ee Marka/Digil/ Jiido
  • Xuseen Cabdi Maxamed Rooti, Ku Xigeenka Arimaha Siyaasadda Ee Marka/Dir/Biimaal
  • Maxamuud Maxamed Axmed, Gudoomiye Ku Xigeenka Arimaha Bulshada Ee Degmada Marka/Dir/Biimaal
  • Xuseen Maxamed Axmed,  Gudoomiye Ku Xigeenka Qorsheynta Iyo Dib u dhiska Ee Degmada Marka/Hawiye/Abgaal
  • Mahad Maxamed Cali Shuuriye Xoghayaha Dowladda Hoose Ee Degmada Maarka,Hawiye/Habar-Gadir/ Ceyr

Magacyadda  Xubnaha Maamulka Cusub Ee Degmada Afgooye Ee Gobolka Shabellaha Hoose.

___________________________________________________

  • C/qani Yuusuf Axmed  Buul-Moog, Gudoomiyaha Degmada Afgooye Ahna Duqa Degmadaasi/ Digil/ Galaldi
  • Yuusuf Maxamed Moordow, Gudoomiye Ku Xigeenka Amniga Iyo Dib U dhiska Degmada Afgooye /Hawirye/ Wacdaan Cusmaan
  • Cumar Maxamed Cusmaan Macloow,Gudoomiye Ku Xigeenka Maaliyadda Ee Degmada Afgooye/Digil/Garre
  • C/laahi Xasan Cabdi, Gudoomiye Ku Xigeenka Arimaha Bulshadda Ee Degmada Afgooye/Hawiye/ Marunsade
  • Axmed Maxamuud Jeelle Jeemis, Gudoomiye Ku Xigeenka Arimaha Siyaasadda Ee Degmada Afgooye/Hawiye/ Wadalaan
  • Cumar Maxamed Nuur( Cumar Farey), Xoghayaha Dowladda Hoose Ee Degmada Afgooye Ee Gobolka Shabellaha Hoose/ Hawiye/Abgaal

1

Halkan Ka Dhageyso.

Idale News Online, Xafiiska Afgooye

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here