Shacabka oo soo dhaweeyay howlgalka xasilinta amniga caasimadda

0
195

Idalenews-Shacabka Soomaaliyeed ayaa soo dhaweeyay howlgallada xasilinta amniga dalka gaar ahaan caasimadda, iyagoo bogaadiyay sida ay u socdaan howlgallada.

Qaar ka mid ah dadka ku nool Caasimadda oo u waramay Radio Muqdiso ayaa sheegay inay aad ugu faraxsanyihiin howlgalka ay ciidamada amniga sida wadajir ah uga fulinayaan caasimadda, waxaana ay soo jeediyeen inay lagu ixtiraamo ciidamada u taagan gudashada waajibaadka loo idmaday