Kismaayo(INO)-Madaxweyanaha Mamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam(Axmeed Madiibe) ayaa wareegto Xafiiskiisa kasoo abxday ayaa waxaa lagu magacaabay Wakaalado la shegay in ay yihiin kuwo Madax banaan.
Sidoo kale,wareegtada ayaa madaxweynaha JubbaLand wuxuu ku sheegay in magacaabista ay timid markii uu arkay baahi weyn oo loo qabo in la magacaabo Hay’adahan kala duwan.
Xafiiska Warqabadka Idale News Online, Baydhabo
Email: Idalenewsonline@gmail.com Baydhaba Janaay