Daawo: War Murtiyeedkii Madaxweyne Xasan & David Cameroon ee shirka Somalida Ee London

0
214

Gunaanadii Shirka Somalida ee Londona ayaa waxaa hadalo kooban jeediyey Ra’iisul Wasaaraha Dalka Great Britian David Cameroon iyo Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ka dibna waxaa su’aalo weydiiyo qaar ka mid ah suxufiyiintii caalamka ee halkaas joogtey.

Idale News London