Topnews:Wasiirka howlaha guud Eng Sadiq Cabdullahi Cabdi”shirkadaha ku howlan dhismaha waa in ay iska soo diiwan galiyaan wasaradda”

0
183

Wasiirka wasaradda howlaha Guud  & Dib u dhiska xukumadda soomaaliya Eng saadiq abdulaahi cabdi oo marti ku ahaa kulaanka todobadka ee warbaaahinta qaranka soomaaliyeed  ayaa ugu baqaay shirkadaha ku howlahaan dhismooyinka ee ka howalgala dalka iney iska soo diiwan galiyaan  wasaradda si loola socdo  tayadda shaqooyinka dhismaha  ay ka fulinyaan dalka isgona shegaay  in talaabo sharci ah laga qaadi doono cidi uu hogaansami weydo awaamiirta wasaradda.

Wasiir Eng saadiq abdulaahi cabdi ayaa shegaay iney meel wnaagsan maryaan  dadaalada looga jiro sidi loo fulin lahaa balan qadki dowlada turkiga ee ku Aadana dhismaha 10kun oo guri oo qeyb ka  ah masharciida horumariineed ay dowlada turkiga ka fulineyso dalka.

Sido kale wasiirka ayaa ugu danbeynti ka hadlaay  qorsahah uu dagsan wasaradda howlaha guud iyo dhismaha wadada isku xirta muqdisho iyo jowhar  iyo dib uu soo nooleenta  jamacadda ummada soomaaliyed  uu dhawaan kormeraay wasirka wasardad isagona uu kugalayaay  sida waxa looga qaban lahaa dhismaha jmacadda.