Friday, May 9, 2025
Home Idale Somali News Update Top New:Dowladda Federaalka Soomaaliya oo dib usoo celinaysa Maxabiista ku xiran dalalka...

Top New:Dowladda Federaalka Soomaaliya oo dib usoo celinaysa Maxabiista ku xiran dalalka Caalamka

0
204

Danjire Cali Saciid Fiqi oo la hadlay Laanta Afka Soomaaliga ee VOA oo bahwadaag la ah Radio Muqdisho Codka Jimhuuriyadda Soomaaliya ayaa tilmaamay in Dowladdu xoogga saarayso hanaanka dib usoo celinta muwadiniinta Soomaaliyeed si ay mar kale ola midoobaan waalidiintooda.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa bilihii dambe waday dib usoo celinta muwadiniinta Soomaaliyeed ee ku xiran dalalka Caalamka iyo Maxabiistii ugu horeesay laga soo daayay Wadamada Itoobiya iyo Hindiya taasoo ka dhigan guulaha ay gaartay Dowladda Federaalka Soomaaliyeed.