Baydhabo(INO)- Wefdi Ka Socoda Dowlada Holland ayaa Qiimeynaya Maagaalada Baydhabo Ee Xarunta Gobolka Bay, iyagoona Kullumo la qaateen Maamulka Gobolka iyo Kan Degmada Baydhabo.
Wefdi ayaa kormeeen goobo kala duwan ee Magaalada Baydhabo sida Boonkay, Beeraha Awaw Asharow, Beerta Cali Marguus, Wegera , IDPs, Garoonka kubbada Cagta ee Dr. Ayub Ee Magaalada iyo Sidoo kale Dugsiga Hoose , Dhexe iyo Sare Ee DR. Cabdalla Deerow Isaaq Ee Gabdhaha.