DEG DEG: Mad Fanax Oo Ku Guuleystey Kursiga 1AAD Ee Beesha Leysaan /Beri

0
250

Baydhabo(INO)- Waxaa Magaalada Baydhabo ka Socoda  Wajagii 3aadEe  doorashada Aqalka Hoose Ee BFS 2016, Isla markaana waxa Goordhow Xildhibaan Mad Fanax Oo Ku Guuleystey Kursiga 1aad ee Beesga Leysaan/Beri.

DWixii kasoo kordha doorashada Aqalka Hoose ee ka socota Magaalada Baydhabo waxaad kula socon doontaan wararkeenna soo socda haddii ALLE ogolaado.