Daawo: Ergada Beesha Xiif Mogaay Oo Laga Reebey Ka Qiib Galka Doorashada Kursiga 3aad Ee 5ta Caleemood

0
269

Baydhabo(INO)- Ergada Beesha Xiif Mugaay ayaa Laga Saarey ka qiib galka Doorashada Kursiga 3aad Beesha 5ta Caleemood, Doorashadii oo dhacey isla markaana waxa ku guuleysatey Nadiifo Aaden Isaaq iyo Malaaq Siidow Maadow Muuse oo Baaq Direy Gudiga Doorahada Heer Federalka iyo UN-ka.

Halkan Ka AQRISO Musuq Maasuq iyo Dhibaato jirta

warqad1warqad2

shanta1shanta-2shant3shant4