DEG DEG+Sawiro: Axmed Mayow Cabdulle(Col.Ruush) Oo Ku Guuleystey Kursiga 1AAD E Beesha Bagadi/Quriile

0
284

Baydhabo(INO)- Waxaa Magaalada Baydhabo ka Socoda  Wajagii 2aadEe  doorashada Aqalka Hoose Ee BFS 2016, Isla markaana waxa Goordhow  Axmed Mayow Cabdulle(Col.Ruush) Oo Ku Guuleystey Kursiga 1AAD E Beesha Bagadi/Quriile

Axmed Mayow Cabdulle(Col.Ruush)  Ayaa heley 33 Cod, isagoona Looga adkaadey Axmed siidow Babaruush

Wixii kasoo kordha doorashada Aqalka Hoose ee ka socota Magaalada Baydhabo waxaad kula socon doontaan wararkeenna soo socda haddii ALLE ogolaado. 

0102

tarsi