DEG DEG: Maxamed Isaaq Afaraale Oo Ku Guuleystey Kursiga 2aad Ee Beesha Jilible

0
243

Baydhabo(INO)- Waxaa Magaalada Baydhabo ka Socoda  Wajagii 2aadEe  doorashada Aqalka Hoose Ee BFS 2016, Isla markaana waxa Goordhow Maxamed Isaaq Afaraalle  uu Ku guuleystey Kursiga 2aad Eee Beesha Jilible oo yaala Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Mudane Xildhibaan Afaraalle ayaa heley 34 cod, halka Musharax Yacquub Ibrahim uu heley 17 cod.

Wixii kasoo kordha doorashada Aqalka Hoose ee ka socota Magaalada Baydhabo waxaad kula socon doontaan wararkeenna soo socda haddii ALLE ogolaado.