Aqriso waxa ku Qoran siyaasada Qaranka Ee Jinsiga ee DFS

0
502

Muqdisho(INO) – Culumo iyo odoyaal Soomaaliyeed ayaa eedeyn kulu u jeediyey xeerka siyaasadda qaran ee Jinsiga ee dowladda Soomaaliya oo ay sheegeen inay ku jiraan waxyaabo ka dhan ah diinta iyo dhaqanka.

Waxyaabaha culumada ay sheegeen in xeerkan ay ku jiraan ayaa waxaa ka mid ah inuu simayo ragga iyo dumarka, islamarkaana baneynayo guurka jinsiga isku midka ah, sida rag iyo rag, iyo dumar iyo dumar.

Dowladda way beenisay eedeymahan, waxayna sheegtay in waxyaabaha ay culumada sheegayaan aysan jirin.

IdaleNews.com ayaa soo heshay haddaba xeerkan muranka badan abuuray, waxayna idiin soo bandhigeysa si aad go’aan uga gaartaan waxa ku qoran.

Halkan Aqriso

QABYO-QORAALKA-3-EE-SIYAASADA-JINSIGA-

Xafiiska Warqabadka Idale News Online, Baydhabo
Email: Idalenewsonline@gmail.com Baydhaba Janaay