Waajid(INO)- Gudoomiye Ku Xigeenka Degmada Waajid Ee Gobolka Bakool Cadow C/raxmaan ayaa sheegey indhibaato badan ay ka jirto Degmadaas, waxna uu shegey Xaalado bini’aadanida iyo Macluul ay ka jirto Gudaha Magaalada.
Gudoomiyaha Ayaa Sidoo kale Sheegey in odayaasha Dhaqanka iyo Waxgaradka Magaalada Waajid ay u gudbiyeen Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya, DFS iyo Hay’adaha Samafalka Xaalada Cakiran Degmadaas.
Halkan Ka Dhageyso
Idale News Online, Wajid