Dhageyso+Sawiro: Banaanbax Lagu Taageerayay Shirkii Madashada Wadatashiga Qaran oo Ka Dhacay Baydhabo

0
222

Baydhabo (INO) —  Banaanbaxani oo ahaa mid ballaaran islamarkaana lagu taageerayay qodobadii ka soo baxay Shirkii Madasha Wadatashiga Qaran ee lagu soo gaba gabeeyay Muqdisho ayaa waxuu ka dhacay Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay.

Dibadbaxani oo ay soo qaban qaabiyeen Maamulka Gobolka Baay Ee Dowlad Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa lagu taageerayay nidaamka 4.5 oo loo cilaamiyay in lagu soo dhiso Dowladda Cusub ee soo socota.

Halkan Ka Dhageyso Khudbada Gudoomiyaha Gobolka Bay

Sikastaba, Mas’uuliyiinta Dowlada Gobolka Baay oo halkaasi ka hadlay ayaa sheegay in ay soo dhawaanayaan qodobadii laga soo saaray Shirkii Madasha.

Halkan Ka Dhageyso Codadka Shacabka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Halkan Ka Daawo

Idale News Online, Baydhabo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here