Daawo:Madaxweynaha Falastiin oo si Qaran loogu soo dhaweeyay dalka Jabuuti

0
233

Jabuuti(INO)- Madaxweynaha dalka Falastiin Maxamuud Cabaas Abuu Maasin ayaa soo gaaray magaalada Jabuuti ee xarunta dalka Jabuuti.

Soo dhaweyn heer qaran ah ayaa loogu sameeyay magaalada Jabuuti, iyadoo dalka Jabuuti laga furay safaarad cusub oo ay Falastiin yeelan doonto.

Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismacil Cumar Geelle ayaa usheegay dhigiisa Falastiin inuu ka xun yahay xasuuqa ay Yahuudu ka wado deegaanada Falastiin.

Halkan Ka Daawo

Idale News Online, Jabuuti

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here