Daawo: Dowlada KGS Oo 400 Askari Tababar Ugu Soo Xirtey Degmada Qansaxdheere

0
217

Baydhabo(INO)- Saraakiil katirsan Militeriga Soomaaliya iyo Maamulka Koofur Galbeed ayaa gaaray magaalada Qansax dheere ee gobolka Bay halkaas oo tababar loogu soo dhameeyay ciidamo Militeri ah.

Ciidamadan oo gaaraya 400 oo askari ayaa gaar unoqon doona Koofur Galbeed, waxaana loogu talagalay iney ka qeyb qaataan xoreynta deegaanada ay Shabaab gacanta ku hayaan sida ay sheegeen saraakiishii goobta ka hadashay.

Halkan Ka Daawo


Idale News Online, Qansaxdheere

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here