Baydhabo (INO)- Xildhibaano Ka Tirsan Baarlamaanka Federalka Soomaaliya kana sooo jeeda deegaanada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa dhaleeceeyey xildhibaanda Daarood Degmada Ceelberde Ee Gobolka Bakool Kuwaasoo sheegey in halkaas ay ka dhisayaan Maamul ka Madax banana Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya oo lagu Magacaawo Bakool-Land.
Halkan Akhriso Warsaxaafadeedka

Halkan Ka Daawo Sawirada








Idale News Online, Muqdisho



