Daawo:Tababar ku saabsan maamul wanaagga oo lagu soo gabo gabeeyay Xudur

0
207

Xudur(INO)- Tababar u socdey muddo laba maalmood ah ayaa lagu soo gabagabeeye magaalada xuddur ee xaruunta Gobolka Bakool kaas oo loo qabtey maamulada degmooyiNka gobolka, waxana tababarkani isla kaashanayey Wasaaradda arrimada gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Wasaarada arrimaha gudaha  Koonfurgalbeed iyo hay’adda UNDP.

Tababarka ayaa ku saabsanaa maamul wanaaga iyo sidii loo dar dargelin lahaa adeegyada ay u hayaan bulshada ku dhaqan degmooyinka Gobolka Bakool.

Tabbarka ayaa ah kii ugu horeysya oo noocaan ah ee loo qabto maamulada degmooyinka Gobolka, kaasi oo lagu qabtay xarunta degmada Xuddur.

Halkan Ka Daawo

DSC07570DSC07572DSC07577DSC07582DSC07630DSC07644DSC07661DSC07669DSC07670

Idale News Online, Xudur

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here