Waxaa aad u yar in la arko madaxweyne/boqor/suldaan amaba hogaamiye Muslim ah oo si qiiro leh u akhinaya Qur’aanka kariimka, haddana u duceynaaya dadkiisa, dalkiisa iyo dunida Muslimka. Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan waa uu ka duwan yahay sidaas.
Idale News Online