Daawo: Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Oo La Kulmey Danjiraha Mareykanka Ee Soomaaliya

0
218

Muqdisho(INO)- Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh  iyo Qaar ka mid ah Gollahiisa Wasiiradda ayaa Maanta  Magaalada Muqdisho kula kulmey Danjiraha Dowlada Mareykanka u Fadhiya Dalka Soomaaliya.

kulanka ayaa looga hadley Hiigsiga Sanadka 2016, Arimaha Amaanka, La Dagaalanka Ururka Al-shabaab iyo Arimaha Bini’aadanimada iyo weliba Guud ahaan Geeda Socodka Nabada Soomaaliya. iydoona ay isku afgartey dhamaan qodobadii ay ka wada hadleen.

Dowlada Mareykanka waxay ka mid tahay dowladaha Daniiya Arimaha Soomaaliya  Isla markaana waxay Kaalmo dhaqaale ay Siisa Dowlada Federalka Soomaaliya iyo Maamul Goboleedyada Dalka ka jira.

Idale News Online, Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here