Dhageyso:Xildhibaan Jeesow Oo Amni Darrada Muqdisho Ku Dhaliilay Hay’adaha Dowladda iyo Ciidanka?

0
238

Muqdisho(INO)-Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in dadka Muqdisho ku dhaqan ay amni ku heli karaan in marka hore la hagaajiyo ciidanka.

jeesow

Guddoomiye xigeenka guddiga arrimaha gudaha iyo Amniga Xildhibaan Daahir Amiin Jeesow iyo sidoo kale xildhibaan Maxamed Nuuraani Bakar ayaa sheegay in wax walba ay ka horreeyaan in marka hore dowladdu ay xaqooda siiso ciidanka.

Xildhibaan Daahir wuxuu sheegay in meesha ay ka maqan tahay kalsoonidii ciidanka oo haddii la helo ay suurtagal tahay in amniga isbedal laga dareemo.

Halkan Ka Dhageyso.

Idale News Online, Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here