Liiska Xildhibaannada Baarlmaaanka Maamul-goboleedka Galmudug Oo Lasoo Dhameystiray

0
299

Cadaado(INO) — Xildhiaannada Baarlamaanka Galmudug oo maalin ka hor doortay guddoomiye ku xigeen ayaa waxaan halkan ay Idale News Online idin kugu soo gudbinaysaa tirada xildhibaannada baarlamaanka Galmudug oo lasoo dhameystiray, inkastoo uu ka dhiman yahay xubin.

Tirada xildhibaannada baarlamaanka maamulkan waa 89-xubin, waxaana lasoo gudbiyay 88-xildhibaan oo ka mid ah; iyadoo lagu sheegay warbixinta soo bandhiga xildhibaannadan in hal mudane uu ka dhiman yahay, kaasoo aan la sheegin xilliga la shaacin doono magacaabiddiisa.

LIISKA XILDHIBAANNADA BAARLAMAAANKA MAAMULKA GALMUDUG;

No Magaca Beesha Degmadda
1 Maxamed Mire Axmed Madhibaan Dhuusamareeb
2 Maxamed Xassan Xuseen Madhibaan Cadaado
3 Khadiija Cadaan Jimcaale Tumaal Ceeldheer
4 Cabdulqaadir Cabdullaahi Bariise Murusade/Habaradinle Galhareeri
5 Garaad Yuusuf Maxamuud Murusade/Habaridinle Galhareeri
6 Cabdikarin Macalin Axmed Murusade/Abakar/Israfil Ceelbuur
7  Maxamed Geedi Cawaale Murusade/Abakar/Saciid Ceelbuur
8  Cabdikarin Cumar Axmed Murusade/Cabdalle Galhareeri
9  Mahad Sheekh Cali Cibaar Murusade/Cabdalle Galhareeri
10 Farxiya Xasan Cali Murusade/Habar ceeno Ceelbuur
11 Cabdullaahi Maalin Gaafow Murusade/Habar ceeno Ceelbuur
12 Salaad Axmed Ceynte Murusade/Habar ceeno Ceelbuur
13 Cumar Maxanuud Mahadalle Murusade/Habar Maxamed Ceelbuur
14 Cali Gacal Casir Murusade/Habar Maxamed Ceelbuur
15  Cabdiwali Aadan Cabdi Surre/Fiqa-muxumad Balanbale/Xeraale
16 Cabdirizaaq Xuseen Maxamuud Surre/Fiqa-muxumad Balanbale/Xeraale
17 Bashiir Axmed Xuseen Surre/Cabdalla Saleebaan Galgacyo
18 Xareed  Cali Xareed Surre /Qubeys Galgacyo
19 Canab Maxamed Cosoble Surre/Qubeys Xarardheere
20 Cabdullahi Xersi Maxamed Surre /Qubeys Hobyo
21 Max’ud Aaden Cusmaan Waceysle/Caligaaf Galcad
22 Cabdullaahi Imaan Afrax Waceysle/Absuge Ceeldheer
23 Yoonis Muxudiin Xaaji Max’ed Waceysle/Maxamedcadde Xarardheer
24  Cabdullahi Xirsi Wardhere Waceysle/Cabdiraxman Ceeldheer
25 Mukhtaar Macalin Cabdullaahi Waceysle/Marrooyin Ceeldheer
26 Sh. Ciise Macow Gacal Waceysle/Abdi Macalin Galcad
27 Cali Xasan Cali Calasoow Waceysle/Dhegaweyne Galcad
28 Hassan Cabdullaahi Maxamed Habargidir/Saleelbaan Hobyo
29 Maxamed Hasan Geelle Habargidir/Saleelbaan Cadaado
30 Mahad Cilmi Cali Habargidir/Saleelbaan Cadaado
31 Cabdullaahi Faarax Jimcaale Habargidir/Saleelbaan Hobyo
32 Cabdullahi Cumar Maxamud Habargidir/Saleelbaan Cadaado
33 Faysal Axmed Cabdulle Habargidir/Ceyr Xarardhere
34 Yuusuf Xassan Cali Habargidir/Ceyr Dhuusamareeb
35 Nuur Cali Sahal Habargidir/Ceyr Balanbale
36 Xuseen Xirsi Shidane Habargidir/Ceyr Balanbale
37 Cabdirashiid Yuusuf Axmed Habargidir/Ceyr DXarardhere
38 Axmed Yuusuf  Ciyoow Habargidir/Ceyr Dhuusamareeb
39 Maxamed Xaashi Cabdi Carabeey Mareexaan/Reer Warsame Balanbale
40 Farxiyo Cabdullaahi Sheekhdoon Mareexaan/ Reer Dalal Caabduwaaq
41 Bashiir Diiriye Shariif Mareexaan/Reer Dalal Caabudwaaq
42 Xassan Ali Dhuux Maxamuud Mareexaan /Reer Xersi Caabudwaaq
43 Duraan Cali Fareey Mareexaan/Wegerdhac Caabudwaaq
44 Cabdi  Xaashi Jaamac Mareexaan/Wegerdhac Caabudwaaq
45 Cabdullaahi Xaashi Warsame Mareexaan/Reer M. Guled Caabudwaaq
46 Dr. Cabdisalaan Diini Mareexaan/Wegerdhac Caabudwaaq
47 Bosteeyo Jaamac Cali Mareexaan/Wegerdhac Caabudwaaq
48 Cabdixakiin C/llaahi Warsame Mareexaan/Reer Nuur Balanbale
49 Nadiif Maxamed Guuleed Mareexaan/Celi Caabudwaaq
50 Cabdi Sugulle Guuleed Mareexaan/Reer Siyaad Xuseen Caabudwaaq
51 Axmed Sheekh Yuusuf Habargedir/Saruur Xarardheere
52 Daahir Cabdi Shiiqoow Habargidir/ Saruur Xarardheere
53 Liibaan Cabdullaahi Xasan Wadalaan/Cali Kuulle Ceeldheer
54 Dr. Maxamed Cabdullaahi Cali Xaskul/Cabdi Idde Xarardheere
55 Caasho Maxamed Warsame Duduble/Qadhoob Xarardheere
56 Axmed C. Max’ed Cago Madow Duduble/Maxamed Camal Ceelbuur
57 Xasan Maxamed Axmed Geedi Dudble/Aarsade Ceelbuur
58 Bile Maxamuud Diiriye Dudble/Maqlasame Ceelbuur
59 C/llahi Xassan Maxamed Xayle Dudble/celi Dhuusamareeb
60 Xirsi Axmed Maxamed Carab Saalax Gaalkacyo
61 Abuukar Warsame Cali Saruur Xarardheere
62 C/llaahi Cabdi Cabdulle Duduble/ Awradeen Celbuur
63 C/naasir Axmed Yuusuf Surre/ Qubeys Hobyo
64 Maxamed Cilmi Afrax Duduble/ Maxamed Camal Celbur
65 Maxamed Cabdi Guuleed Afrax Duduble/Maqalsame Dhusamareeb
66 Maxamed Tahaliil Biixi Mareexaan/ Reersiyaad Balanballe
67 Maxamed Xuseen Tahaliil Cali Sacad/ Culus Cadaado
68 C/dahir Maxamed Xirsi Aadan Sacad/ Wuqujire Galkacyo
69 C/qaaddir Cali Diirshe Cumar Sacad/Wuqujire Hobyo
70 Liibaan Cabdi Cali Mareexan/ Reer Siyaad Xuseen Dhusamareeb
71 Daahir Weheliye Siyad Saruur/ Cali weheliye Xarardheere
72 Maxamed Shiikh Axmed Maalin Saruur/ Cali weheliye Xarardheere
73 Maxamed Faarax Aadan Mareexaan/ Celi Dhusamareeb
74 C/weli Cali Maxamuud Shiikhaal/loobage Gaalkacyo
75 Qaasim Maxamed Cali Shiikhaal/loobage Gaalkacyo
76 Muxyadiin Axmed Maxamed Shiikhaal/loobage Gaalkacyo
77 C/kariin Maxamed Cusmaan Ciiro Shiikhaal/loobage Gaalkacyo
78 C/qani Aadan Garagaar Surre / Cabdalle C/waaq
79 Maxamed C/qaadir Xaashi Sacad/ Wuqujire Galkacyo
80 Maxamed Cabdi Faarax Sacad/ Cabdalle Cadaado
81 Maxamed Axmed Max’ed Afrax Waceysle/ Haaruun Galcad
82 Maxamuud Diini Xasan Sacad/ Odow Galkacyo
83 Muxyadiin Sh. Cabdullaahi Shiikhaal/ Loobage Caabudwaaq
84 C/raxmaan Xuseen Faarax Mareexaan/ reer Guuleed Faarax Dhuusamareeb
85 Cabdi Xasan Cilmi Saleemaan / Maxamed Cabdi Xarardheere
86 Axmed ShiikhNuur Warsame Beesha Shanaad/ Madhibaan Galkacyo
87 Maryan Cali Abtidoon Saleemaan/Abukar Hobyo
88 Faadumo Cabdi Weheliye Saruur Xaradhere

Idale News Online, Cadaado

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here