Xudur(INO)-Maamulka degmada Xudur ee gobolka Bakool ayaa faafaahin kabixiyay Howlgallo ay kasameeyeen degmadaasi iyo deegaano hoostaga.
Howlgalkan ayaa ciidamadda dowladda waxa ay kasameeyeen Degmada Xuduree gobolka Bakool waxaana lagu soo qabqabtay dadfarabadan oo lalaxiriirinaayo Xarakadda Al Shabbaab ayadoona Su,aalo Lagu waydiinayo Saldhiga Degmadaasi.
Dhinacakale maamulka degmada Xudur ayaa awaamiir kasoosaaray GaadiidkaMuraayadaha Madow Aana lagu dhexwadikarin degmadaasi xiliGawaari farabadan ciidamadda dowladda degmadaasi ay gacanta kusoodhigeen.
Dire Gaaciye Xuseen oo kamida saraakiisha ciidamadda dowladda ee horkacayay howlgalkan ayaa Warbaahinta uga waramay howlgalada manta ay sameeyeen iyo cida ay usoo qabteen.
Halkan Ka Dhageyso.
Idale News Online, Xudur, Bakool