Muqdisho(INO)-Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in dowladdiisa ay ku guuleysatay in la isku cceliyo hanta lagu kala heystay magaalada Muqdisho.
Mudane Xasan Sheekh ayaa sheegay in Muqdisho ay tahay meel ka wada dhaxaysa Soomaali dhan.
Halkan Ka Dhageyso.
Idale News Online, Muqdisho