Dhageyso:Wararkii Ugu Dambeeyey Dagaallo Ka Dhacay Tiyeeglow Iyo Ciidanka Dowladda Oo Duulaan Ah

0
260

Tiyeeglow(INO)-Wararka Naga soo gaaray Degmada Tiyeeglow ee gobolka Bakool ayaa waxay sheegayaan in halkaasi dagaal xoogan uu hada ku dhexmarayo ciidamada Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo dagaalyahano ka tirsan Al-shabaab.

News_live

Sida wararka aynu ku heleyno,dagaalka ayaa waxaa qaaday ciidamada Dowlada,kuwaasi oo markii danbe iska cabin xoogan kala kumay dagaalyahanada Al-shabaab.

Gudoomiyaha degmada Tiyeeglow  Fuud-Cade ayaa  faah faahin Dheeraad Ah ka bxiyey  ka bixiyo dagaalka,wuxuuna sheegay in dagaalka  uu ahaa Dagaal aad u kaluul isla markaana waxa uu intay Dileen 9 ka mid ah dagaal yahnada Al-shaab ,islamarkaana awood u lahayn inuu ka hadlo dagaalka.

Dadka  Ku dhaqan Degmada Tiyeeglow Ee Gobolka Bakool ayaa cabsi dareemaya,waxaana ay yihiin kuwo wadnaha farta ku haya.

Halkan Ka Dhageyso.

Idale News Online, Tiyeeglow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here