Baydhabo(INO)-Xili Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya uu Qorsheeynaayo in uu Soo Xuli Xildhibaanadda Baarlamaanka Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa Waxaa Arinkaasi ka Hadlay Qaar ka Mid ah Salaadiinta Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya.
Ugaas Maxamuud oo ka ah Mid ah Salaadiinta Goboladda KG Soomaaliya ayaa Waxaa uu sheegay in Socota Xulista Xildhibaanadda Baarlamaanka Maamulka 3Gobal Koonfur Galbeed Soomaaliya Islamarkaan ay Manta Amba Qaadayaan
Waxaa uu sheegay in ay Qorsheeyeen Wagaradka Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya in Tiradda Xildhibaanadda Baarlamaanka Dowladda Koonfur galbeed Noqon Doonan 95 Xubnood.
Sidoo kale Ugaas Maxamuud ayaa waxaa uu sheegay in ay Dhamaan Beelaha Degga Gobolada Koonfur Galbeed Soomaaliya ay Qeyb a Ahaan Doonan.
Halkan Ka Dhageyso.
Idale News Online, Baydhabo