Daawo Video: Qaraxyo Xalay Gil Gilay Magaalada Nairobi

0
227

Qaraxyo kala duwan ayaa lagu soo waramaya in ay xalay ka dhaceen magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya qaraxa oo ahaa nooca gacanata laga tuuro ayaa lala eegtay Basas dhowr ah waxaana ka dhashay qasaaro xoogan isugu jira dhimasho iyo dhaawac.

Welina faaf faahin dheeri ah kama soo bixin inta ay gaarayaan tirada dhimasho iyo dhaaawaca.

Daawo muuqal laga soo duubay Basaskii qaraxa lala beegsaday.

Kenya
Idale News Online, Naairobi, Kenya.