Daawo Cali Khaliif oo duray siyaasada xukuumada iyo Madaxtooyada dowladda Mar kale

0
221

Xildhibaan Cali Khaliif Galeyr oo mudooyinkii ugu dambeeyey aad ugu badnaa saxaafada ayaa wareysi dheer uu siiyey Television_ka Somali Channel ka hadley arrimaha isugu jira siyaasada dowladiisa, hadal dhowaan uu ku duray Madaxweyne Xasan oo uu ku sheegay inuu xiriir la leeyahay kooxda Alshabaab, arrimaha Puntland iyo Booqashada Madaxweyne ku xigeenka Puntland, iyo weliba Maamulka Puntland…..


Daawo Cali khlaiif

Idale News Online