Dhageyso Wasiirka Maxamed Yuusuf Xaaji: [audio:http://dhanaan.com/dhanaan/wp-content/uploads/2012/11/Yusuf-xaaji2.mp3]
Wasiirka wasaarada Gaashaandhiga ee dalka Kenya Maxamed Yuusf Xaaji ayaa maanta booqday magaalada Garissa oo rabashado xun ay ka dhaceen.Wasiirka ayaa dadkii lagu dhaawacay rabshadaha ku booqday isbitaalka guud ee magaalada Gaarisa wuxuu kaloo wasiirku booqday suuqii ay ciidanku gubeen.
Wasiirku wuxuu sheegay in dad dhaawac ah uu soo arkay loona sheegay in qof haweeynay ah ay dhimatay, sidoo kalena uu indhihiisa kusoo arkay suuqii weynaa ee dabka la qabadsiiyay