Maxamed Cabdi Gaandi oo ka kadlay Talevisionka Somali chanel ayaa faah-faahin ka bixiyey Maamul u samaynta deegaanada Jubbooyinka, isagoo ku nuux-nuuxsaday in ay meel fiican marayaan qorshaha maamul u samaynta deegaamada Jubbooyinka.
Gaandi ayaa sheegay in deegaanada Jubbooyinka & Gedo ay degaan qabiilo badan oo soomaaliyeed , ayna ku talo jiraan in qabiilada wada dega ay dhammaantood iska arki doonaan Maamulka laga dhisi doono deegaanada Jubbooyinka & Gedo.
Daawo Wareysiga Maxamed Cabdi Gaandi oo umuuraha Jubbaland iyo arrimo kale kaga hadlaayo:
Home Idale Somali News Update Wareysi: Gaandi oo ka hadlay Arrimaha Maamul U Sameynta Jubbaland iyo taariikhdii...