Wararkii ugu dambeeyey ee ka imaanaya Xamar Weyne ayaa waxay sheegayaan in dagaalka udhaxeeya ciidamada dawlada iyo kuwa Hubeysan ee duhurnimadii weerarka qaaday.
Warar hor dhac ah ayaa sheegaya in labo qofood ay ku dhinteen dagaalkaasi oo dhinacyada dagaalamaya ah waxaana jira dhaawacyo badan oo xarunta maxkamada gobolka Banaadir ku jira kuwaasi oo qolalka soo xirtay.
Ciidamo Amisom katirsan ayaa gurmad sameyey goor dhaweyd iyagoo hareeraha maxkamada Kusugan lagana yaabo inay dagaalka ka qeyb galaan.
Wixii kasoo kordho dib kala soco insha allah
Idale News Muqdisho