Xirnaanshaha wadooyinka ayaa waxa ay saameyn weyn waxa ay ku yeesheen howlaha ganacsi iyo waxbarasho ee ka socday magaalada Muqdisho iyadoo dadweyne faro badan ay ku qasabtay in ay guryahooda iska joogaan maadaama aysan lug ku gaari karin goobaha shaqo iyo ganacsi ee ay ka howlgalayeen.
Xirnaanshaha wadooyinka oo lagu tilmaamay in ay tahay mid lagu sugayo ammaanka hase ahaatee war ka soo baxay ururka Alshabaab waxa lagu sheegay in ay tahay xirnaanshaha wadooyinka Muqdisho mid lagu curyaaminayo howlaha adeega bulshada ee caasimad dalka.
Illaa iyo hadda lama garanayo mudada ay sii socon doonaan xirnaanshaha wadooyinka halbowlaha u ah isu socodka dadka iyo gaadiidka ee magaalada Muqdisho
Idale News Mogadishu