Waa sidee Xaaladda Degmada Taleex oo Dhowaan lagu Dagaallamay?

0
217

Taleex (INO) – Wararka ka imaanaya Degmada Taleex ee Gobolka Sool ayaa sheegaya in Halkaas uu Maanta Xaalkeedu degganyahay ka gadaal Dagaal dhowaanahan Halkaas ku dhex maray Beelo deegaanka Wada dega.

Teaser Image Waa sidee Xaaladda Degmada Taleex oo Dhowaan lagu Dagaallamay?

Wariye Jooga Deegaankaas ayaa u sheegay Idalenews.com in Dagaalku uu Shalay Hakaday, Laba qeybood ayuuse sheegay in degmadu ay u qeybsantay, sababtana waxaa uu ku sheegay dadka deegaanka oo kala Xadeystay Degmada.

Xaaladda Degamadaas oo Maalmihii lasoo dhaafay aan Xasilooneyn ayaa Maanta waxaa ay tahay mid deggan, Odayaasha deegaanka ayaa ku baxay oo Colaadda hakiyey, sida uu Wariyahaas oo aan Dhowaan la hadlay ii sheegay.

Idale News  Online – Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here